Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay ka qeyb galay kulan lagu gunaanaday shirkii Golaha Wasiiradda labada maalmood uga socday Muqdisho, kaas oo lagu falanqeeyay wada-shaqeynta hay'adaha dowladda, dib u eegista Dastuurka, amniga, caddaaladda iyo garsoorka, Dhaqaalaha iyo bixinta adeegyada bulshada.