The survey was conducted by telephone in five main areas: Mogadishu, South-Central Somalia, Puntland, Somaliland and Dadhaab.
Qarax Ismiidaamin ah oo lagu fuliyay baabuur waxyabaaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala eegtay saldhig ay degan yihiin ciidanka DKMG.
Halkan ka daalaco qeybta saddexaad ee ra'yi ururinta ee VOA ay ka sameysay dastuurka cusub
Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed oo dhan 33 millions oo Dollar siinaya ciddii sheegta halka ay ku sugan yihiin madaxda Al-Shabaab.
In this page you can see results of constitution survey 3
UNHCR ayaa sheegtay in Afartii bilood ee u horreeyay sannadkan, ilaa 20 kun oo Somali ah ay u qaxeen Kenya, Ethiopia, Djibouti iyo Yemen
Dadkan ayaa dhintay kaddib markii diyaarad ay leedahay shirkadda Dana ee Nigeria ay ku burburtay Lagos. Mweynaha ayaa ku baaqay baaritan
Shirka Istanbul ayaa la maanta la soo xirayaa. XGQM Ban Ki-moon ayaa caalamka ku booriyay in Soomaaliya laga taageero dhinaca ammaanka.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa digniin adag u diray shaqsiyaad iyo kooxo ay ku eedeeyeen inay diidan yihiin roadmap-ka.
Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Dhuusamareeb ayaa waxaa ku dhintay 2 xildhibaan, waxaa dhaawacmay xildhibaano iyo Axmed C/salaam.
Maraykanka ayaa 120 Malyuun oo dollar oo dheeraad ah siinaya howlaha gargaarka bini'aadanimo ee loogu talagalay dalalka Geeska Afrika.
Laba kooxood oo burcad-badeed ah ayaa ku dagaallamay duleedka Xara-Dheere. Mid ka mid ah kooxahan ayaa afduub u haysta dad Ajanabi ah.
AMISOM ayaa sheegatay inay kooxda al-Shabaab ka qabsatay garoonka diyaaradaha ee degaanka Deyniile ee duleedka Muqdisho
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 16aad ee qabyo-qoraalka dastuurka oo ku saabsan qodobbada guud.
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 15aad ee qabyo-qoraalka oo ka hadlaya sugidda nabadda iyo ammaanka qaranka.
Kuwo kale