Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan gabay afka Ingiriiska lagu daray oo si farshaxan leh loo soo gudbinayo, iyo xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga"
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaa ku maqli doontaan qoddoba ay ku jiraan dastuurka jaceylka, dhalinyaro qaran joog ah oo u jawaabaya nin qurbo joog ah oo gabay ku waaniyey, iyo ugu dambeyn, qeybtii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan jaceylka oo dastuur loo sameeyey, qurbo-joog dhalinyarada waddanka jooga suugaan ku waaaninaya iyo wareysiga fanaanka Maxamed Lafoole
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan dood dhex martay wiil qurbaha ku koray iyo labadiisa waalid, taas oo hanaan suugaaneed lagu soo gudbin doono iyo wareysi aan la yeelanay fanaan Lafoole
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan hoteel loogu talo dumarka oo kaliya, kaas oo baahi kasta oo timaadda aan loo ogoleyn in ragga kala kireeyo, idinka oo sidoo kale dhageysan doonta fanaanka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole)
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan sheeko xiiso leh oo ka dhacday dalka Masar oo dhinaca guurka la xiriirta iyo hubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo maanta marti ku yahay fanaanka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole)
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal ay ku jiraan gabay jacbur ah iyo xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga"
Barnaamijka Caweyska Washington, waxaa isku soo duway soona jeedinaya Cabdixakim Maxamuud Shirwac.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan caadooyinka kala duwan ee dunida iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay maanta marti ku tahay Canab Ismaaciil Jaamac (Marwo)
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa soo jeedinaya Cabdixakim Maxmuud Shirwac.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo uu ka mid yahay "Hal-abuurka iyo Heesaaga" oo ah qeybtii u dambeysay ee wareysigii aan la yeelanay Abwaan Maxamed Muumin (Ababe)
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan dalka Tanzania oo laga hirgaliyey goob lagu keydiyo xogta ragga xaasaska leh, si loogala socd iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo caawana uu marti ku yahay abwaan Maxamed Muumin (Ababe).
Kuwo kale