Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay Aadan Geesaale Aare oo loo yaqaan Aadan Gaab oo ah Fannaan, hal-abuure iyo laxamiiste.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay fanaanka Cabdirasaq Anshax.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan lammaane ku nool gobolka New York oo dib u helay fargashi muddo dheer ka lumay, xilli ay ka cunteyayeen makhaayad magaalada New York ku taalla, iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo kala duwan oo xiiso leh oo uu ku jiro qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay fanaanka Cabdirasaq Anshax
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal kala duwan oo xiiso leh iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaa ku maqli doontaan qoddobo ay ku jiraan suugaan laga tiriyey xanuunka COVID-19 iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay maantana marti ku tahay Nimco Yaasiin Carraale
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan qeyb kale oo ku saabsan taariikhdii Axmed Ismaaciil (Xudeydi) oo uu ka warramayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo waliba qoddobo kale.
Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa nala socodsiinaya.
Kuwo kale