Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay dad kumanaan kun oo dollar meyray si ay uga fogaadaan xanuunka Coronavirus.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay Aadan Geesaale Aare oo loo yaqaan Aadan Gaab oo ah Fannaan, hal-abuure iyo laxamiiste.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay fanaanka Cabdirasaq Anshax.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan lammaane ku nool gobolka New York oo dib u helay fargashi muddo dheer ka lumay, xilli ay ka cunteyayeen makhaayad magaalada New York ku taalla, iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo kala duwan oo xiiso leh oo uu ku jiro qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay fanaanka Cabdirasaq Anshax
Kuwo kale