WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Danjire Cali Siciid Fiqi oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa fannaanadda caanka ah Hiba Maxamed Huddoon (Hiba Nuura) oo ku nool gobolka Minnesota ee Mareykanka.
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Nimcaan Hillaac oo ka mid ah fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaa qeyb kale oo ka mid ah wareysi ay barnaamijka siisay Wasiirka Haweenka ee Soomaaliya. Waxa kale ood ku dhageysan doontaa kaftan dhex maray Wasiir Beene Beene iyo Caasha Cuud.
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Danjire Cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari). Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, soona noqday Madaxweynaha Puntland.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid qeybtii labaad ee wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo ka hadlaysa sheekooyin xiisa leh.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ka hadlaysa sheekooyin xiisa leh.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Inj. Faysal Cali Waraabe
Kuwo kale