Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka Caweyska oo ka hadlaya waxa ay la yaabeen intii ay socotay bisha barakeysan Ramadan.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan sheekooyin ay dhagaystayaasha barnaamijka la wadaageen soo saaraha barnaamijka Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Dhageystayaal waxaa naga xusuusin ah in barnaamijkan ay qaar badan oo idinka mid ah ay horey u dhageysteen. Waa tan Caasha Ibrahim Aden oo nala socodsiineysa.
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Dhageystayaal waxaa naga xusuusin ah in barnaamijkan ay qaar badan oo idinka mid ah ay horey u dhageysteen. Waa tan Caasha Ibrahim Aden oo nala socodsiineysa.
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan maqli doontaan sheekooyin xiisa leh oo aad kaga bogan doontaan barnaamijka. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan maqli doontaan shakiga cunista hilibka, iyo sheekada heesta caanka ah ee ‘Duceysane Wiilkayow’. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan maqli doontaa qeybtii labaad ee wareysi uu barnaamijka siiyay guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Qeybta danbe ee barnaamijkana waxa aad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelannay fannaanadda caanka ah ee Caasha Cabdow Maliika.
Kuwo kale