Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saari doonno dilalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha, gaar ahaan Waqooyig Ameerika.
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aanu ku eegi doono waxyaabaha keena in dalalka qaar ee Muslimiinta ah ay u wajahaan dhibaatooyinka la xiriira musuq-maasuqa.
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka, waxaan kusoo qaada doonnaa falalka "Islam Naceybka" ee lagula kaco Muslimiinta ku nool dalalka reer Galbeedka.
Halkaan ka dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Ahmed Iman.
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo markan aynu diiradda ku saareyno mowshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobadka. Barnaamijka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jahwareerka siyaasadeed ay dowladda Soomaaliya gashay iyo mowshinkii dhawaantan la sheegey in laga gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo ku saabsan heshiiskii muranka dhaliyay ee dekadda Berbara ee Somaliland, DP World iyo Itoobiya dhex maray.
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Waxa uu toddobaadkan Barnaamijka ku saabsan yahay muranka canshuurta ee ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada gobolka Banaadir.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidadda Toddobaadka, oo aannu ku eegi doonno wax-yaabihii u qabsoomay AMISOM muddadii ay Soomaaliya joogeen.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay is casilaadda reysal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, iyo saameynta ay ku yeelan karto siyaasadda iyo nabad galyada Itoobiya.
Kuwo kale