Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegeynaa: Dood- Cilmiyeed ay Xalay VOA-du ku qabatay magaalada Hargeisa, taas oo ku saabsan caqabadaha dumarka ka heysta in loo doorto xafiisyada sare sare ee golayaasha dowladda Somaliland.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxyaabaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, fursadaha uu heysto iyo caqabadaha ka horimaan kara. Xassan Kaafi Qoyste ayaa Muqdisho nooga soo diray.
Barnaamijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jadwalka cusub ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii ugu danbeeyey ee gudoonka labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lasoo geba-gebeeyey.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa waxa dhaarinta xildhibaanada cusub ee labada Aqal dhigan tahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tirada xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Somalia ee illaa hadda la soo doortay
Banraamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia oo hadda gobollo dhowr ah ka socda
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa in doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia ay ku dhammaan karto xilligii loo qabtay iyo in kale
Kuwo kale