Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed, taasi oo salka ku haysa muddo xileedka madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu ku saabsanyahay muranka siyaasadeed ee soo kala dhex-galay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sida uu ku socdo kacdoonka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay iska kaashanayaan dowladda federaalka iyo shacabka, iyo haddii guulaha laga gaaray muddada uu socda ay isu dhigmaan.
Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida wax looga qaban karo amniga magaalada Muqdisho xilli ay Kooxda Al-Shabaab toddobaadkan weerartay Hotel Villa Rays oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya.
Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Booqashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ee gobolada HirShabelle, Hiiraan iyo Galguduud iyo waxa ay uga dhigantahay dagaalka ay dowladda iyo dadka degaanka kula jiraan A-Shabaab.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muranka ka taagay muddo kororsiga xukumadda Somaliland. Khadar Maxamed Cakulle ayaa barnaamijka kusoo diyaariyay magaalada Hargeysa.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay natiijada iyo rajada laga filan karo dagaallada ay dowladda federaalka Soomaaliya iyo dadka deegaanka kula jiraan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay amniga magaalada Muqdisho iyo sababta ay dowladda federaalka u gelin waysay dadaal la mid ah midka ay gelisay dagaallada ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab.
Barnaamijka Faaqiddaada Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dagaallada ay dowladda Federalka Soomaaliya iyo dadka deegaanka kula jiraan ururka Al-Shabaab.
Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay dagaalka ay dowladda kula jirto Al-Shabaab iyo dadaalka dhinac socda ee ay ku dooneyso in Soomaaliya looga qaado cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobay.
Kuwo kale