Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee salka ku haysa arrimaha doorashooyinka dalka.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda la xiriirta doorashada qof iyo cod ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo aad la isugu khilaafsan yahay. Haddaba xilligan doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorka Soomaalida ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa 5-ta November, iyo sida ay u kala taageerayaan musharaxiinta madaxweyne.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay caqabadihii ka horyimid shirkii Wada-tashiga Qaran ee ay madaxda Soomaaliyeed dhawaan ku yeesheen magaalada Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha ugu waaweyn ee heysta Nabadda iyo Xasilloonida Gobolka Geeska Africa.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka Somaliland. Waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka ay dooneyso inay dalka ka baxaan dhammaadka 2024.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyada Soomaaliya ay la gashay Masar ee ka caraysiiyey Itoobiya, iyo xiisadda sii kordheysa ee ka dhex taagan Muqdisho iyo Addis-Ababa.
Kuwo kale