Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda dad lagu qiyaasay hal milyan oo barakacayaal ah oo ku nool magaalada Baydhaba.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dadka qaxootiga iyo muhaajiriinta kasoo jeeda Itoobiya ee ku sugan Puntland, gaar ahaan Boosaaso.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubaland.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo habriaaciisa uu ansixiyey baarlamanka federaalka.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay cunaqabateyntii hubka ee laga qaaday Soomaaliya iyo waxa ay ku soo kordhin karto wajiga 2-aad ee dagaalka ay dowladda Soomaaliya qorsheyneyso inay ku qaado Al-Shabaab.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sababaha dheereeyey dagaalka ay dowladda kula jirto maleeshiyada Al-Shabaab ee ka socda deegaanada Galmudug iyo HirShabeelle.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ku hareereysan doorashada Puntland, oo weli muran uu ka taagan yahay.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, qeybtan waxa ay ku saabsan tahay dagaalka dowladda federaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.
Kuwo kale