Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka harsanaa ee golaha deegaanka ee Puntland oo lagu wado inay dhacaan 23-ka bishan July.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dibad-baxyadii ka dhacay Kenya iyo kacdoonka dhallinyarada isbedel doonka ah ee dalkaas.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay kheyraadka kalluunka badda Soomaaliya iyo sida looga faa’iideysan karo oo suuq gayn caalami ah loogu sameyn karo.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan dhammaadka sanadkan, iyo kaalinta amni ee ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muranka ka dhashay Golaha Saxaafadda qaran ee dhowaan ay meel-marisay xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ee Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxbarashada iyo sida ugu wanaagsan ee sare loogu qaadi karo.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo waxbarashada.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda xogta sugan.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada dalalka Yurub. Waxaa London kusoo diyaariyey weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Kuwo kale