Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyada Soomaaliya ay la gashay Masar ee ka caraysiiyey Itoobiya, iyo xiisadda sii kordheysa ee ka dhex taagan Muqdisho iyo Addis-Ababa.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan xaaladaha ku xeeran hub sharci darro ah oo dhowaan lagu boobey degmada Caabudwaaq ee Galmudug. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Xasan Dhaqane.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka harsanaa ee golaha deegaanka ee Puntland oo lagu wado inay dhacaan 23-ka bishan July.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dibad-baxyadii ka dhacay Kenya iyo kacdoonka dhallinyarada isbedel doonka ah ee dalkaas.
Kuwo kale