WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Maxamed Xassan Dable oo macallin ka ah dalka Ingiriiska. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay dib u furista safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Ingiriiska oo xirneyd ilaa 1991-kii. Waxaa toddobaadkan barnaamijka marti ku ah, Danjire Cabdulqaadir Axmed Kheyr.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay sababaha ay Puntland ku diidan tahay in la dhameystiro hannaanka deyn cafinta oo heer gaba gaba ah mareysa. Haddaba, waxaa toddobaadkan barnaamijka marti ku ah, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ah Wasiirka Maaliyadda ee Puntland.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Shiikh Suldaan Cabdiqani Qorane oo ka mid ah culumaauddiinka Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah Afhayeenka ururka ONLF Caddaani Hirmooge oo ku sugan gobolka Minnesota ee Mareykanka. Waxa uu ka hadlayaa sanad-guurada 39-aad ee aas-aaska ONLF iyo in uu gaaray ujeedkii loo unkay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Xildhibaan Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Ohio Xassan Cumar. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan ku marti ah ku ah Maxamed Xassan Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda Biiāada iyo Isbadalka Cimilada ee Canada. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista xuska xanuunka hepatitis iyo wacyigelinta bulshada ee halista xanuunkan. Waxaa marti ku ah Dr. Cabdi Faarax Cali Taano oo ka howlgala isbitaalka Shaafi ee magaalada Muqdisho.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay rabshadaha gilgilay dalka Kenya. Waxaa marti ku ah Cabdullaahi Cabdi Shiikh oo ah Madaxa Xarunta Cilmi Baarista ee Gateway ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi ee Kenya.
Kuwo kale