Barnaamijka Newsmaker (Martida Makrafoonka) toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay halka ay mareyso deyn cafinta Soomaaliya iyo guud ahaan howlaha maaliyada Soomaaliya. Waxaa barnaamijka ku marti ah Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan Cige.
Barnaamijka Newsmaker (Martida Makarafoonka) toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay kaalinta ay culimada Soomaaliyeed kaga jiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Waxaa ku marti ah Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed
Somaliland waxa ka jira sicir barar uu sababay doollarka oo qaali noqday. In dhoweydna, waxa socday dadaallo lagu xakameynayo heerka sarrifka lacagaha qalaad iyo shilinka Somaliland. Maxaa kale ee la odhan karaa waxyaabaha karaa sicir bararka keenay, dowladu mas’uul ma ka tahay?
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Dr. Shiikh Maxamed Xaaji Axmed oo ka mid ah culumaa’uddiinka Soomaaliyeed ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliyeed. Barnaamijka ayaa ku saabsan kaalinta culumada ee nabadda iyo dib u heshiisiinta.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Cusmaan Muxyaddiin Shaatax oo ah Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Guuleed Axmed Jaamac (Dafac) oo ah garyaqaan deggan magaalada Hargeysa. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah; Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Soomaaliya (SODMA) Maxamuud Macallin Cabdulle. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Maxamed Xassan Dable oo macallin ka ah dalka Ingiriiska. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay dib u furista safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Ingiriiska oo xirneyd ilaa 1991-kii. Waxaa toddobaadkan barnaamijka marti ku ah, Danjire Cabdulqaadir Axmed Kheyr.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay sababaha ay Puntland ku diidan tahay in la dhameystiro hannaanka deyn cafinta oo heer gaba gaba ah mareysa. Haddaba, waxaa toddobaadkan barnaamijka marti ku ah, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ah Wasiirka Maaliyadda ee Puntland.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Shiikh Suldaan Cabdiqani Qorane oo ka mid ah culumaauddiinka Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Kuwo kale