WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dowladda Soomaaliya oo sheegtay in in kabadan kun qof oo Soomaali ah ay si nabad ah ay uga baxeen Sudan, ayna inta harsan soo daadgureyn doonto.
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Soomaalida ku go'doonsan magaalada Qadaarif ee ku dhow Suudaan iyo Itoobiya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Sayid Warsame Cabdiweli Axmed oo ah aqqoon-yahan wax ku bartay dalka Suudaan, ahna ganacsade muddo ku noolaa Suudaan.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dib u habeynta ciidamada Liyuu Booliis ee deegaannada Itoobiya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Maxamed Xassan Dable oo ah falanqeeye deggan UK.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa marti ku ah Ismaaciil Daahir Cismaan oo soo noqday Agaasime ku-xigeenka hay’adda NISA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa toddobaadkan marti ku ah Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku nool waqooyiga Ameerika, waxaana uu ka hadlayaa fadliga bisha barakeysan ee Ramadan.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Fardawsa Cismaan Cigaal, oo hadda ku sugan magaaladan Washington. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Col. Maxamed Aadan Koofi, taliyihii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, haddana ah la taliye ka tirsan Wasaaradda Amniga Gudaha. Koofi ayaa dhowaan soo bandhigay daraasad uu ka sameeyey ‘ciyaal-weerada’
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdifitaax Xassan Fiidow, Guddoomiyaha Carwada Warshadaha Soomaaliya oo dhowaan lagu qabtay Muqdisho.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Maxamed Caabi Xassan oo hadda shir caalami ah uga qeybgalaya magaalada Washington.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Kuwo kale