Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah duqa magaalada Beledweyne Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale oo ka hadlaysa waxyeeladii fatahaadda iyo dadaalada ilaa hadda meesha ay marayaan
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Cali Muuse oo ah Guddoomiyaha Ururka Saaxiibada Geeska oo ah urur la shaqeeya bulshada, waxaana uu ka hadlayaa dilka middiyaha ee dhalinyarada Britain
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan ururada bulshada rayidka ah, waxaana uu ka hadlayaa khilaafka u dhexeeya D. F. Somalia iyo kuwa mucaaradka
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xuseen Cabdikariim Axmed (Gindish) oo ah la taliyaha Madaxweynaha Somalia, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira deynta la doonayo in la cafiyo dalka Somalia
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tira-koob ay sameysay ha'yadda waxbarashada ee IFTIIN, muddadii u dhaxaysa labada sano ee 2017 iyo 2018, waxaana marti ku ah Guddoomiyaha hay'adda Maxamed Cabdullaahi (Black)
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Diini oo ah Madaxa Carwada Buugaagta Muqdisho oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan carwada iyo waxyaabaha ay dhageystayaasha VOA ka weydiinayaan isla carwadaas
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA, iyada qodobka laga hadlayaana uu yahay siyasadda xiligan ee Geeska Afrika
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Agaasimaha Rugta Ganacsiga, Cabdi Abshir Dhoore oo ka hadlaya caqabadaha haysta ganacsiga iyo bixinta cashuuraha gobolka Banaadir
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cali Sheekh Bagadi oo ah Qunsulka Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Koonfur Afrika, waxana uu ka hadlayaa dhibta ganacsatada Soomaalida ka soo gaarta ku noolaanshaha dalkaas
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada ee Soomaaliya, Maxamed Aden Koofi.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Xajka iyo sida dawladda Somalia ay dadka xajinaya ugu fududeysay gudashada waajibkaas
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka haldaya qafaal uu maamulka madaxweyne Trump sheegay in lagu sameyn doono dadka aan Maraykanka sharciga ku lahayn
Kuwo kale