Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Injineer Carab) oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA ee la xiriira ansixinta sharciga Isgaarsiinta Somalia
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Shaafici Aadan Dirir oo ka hawlgala cisbitaalka Shaafi ee magaalada Muqdisho, waxana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira burada ka soo baxda dadka oo dhawaanahan soo badatay
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamuud Nuu Axmed (Tarsan) oo ah danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Kenya, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha ee la xiriira booqashadii Md Farmaajo ee Kenya
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ha Saciid Qaas oo si dhow ula socda siyaasadda maamul-goboleedka Puntland, barnaamijkase kaga qeyb galay isaga oo jooga dalka Sweden
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah duqa magaalada Beledweyne Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale oo ka hadlaysa waxyeeladii fatahaadda iyo dadaalada ilaa hadda meesha ay marayaan
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Cali Muuse oo ah Guddoomiyaha Ururka Saaxiibada Geeska oo ah urur la shaqeeya bulshada, waxaana uu ka hadlayaa dilka middiyaha ee dhalinyarada Britain
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan ururada bulshada rayidka ah, waxaana uu ka hadlayaa khilaafka u dhexeeya D. F. Somalia iyo kuwa mucaaradka
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xuseen Cabdikariim Axmed (Gindish) oo ah la taliyaha Madaxweynaha Somalia, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira deynta la doonayo in la cafiyo dalka Somalia
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tira-koob ay sameysay ha'yadda waxbarashada ee IFTIIN, muddadii u dhaxaysa labada sano ee 2017 iyo 2018, waxaana marti ku ah Guddoomiyaha hay'adda Maxamed Cabdullaahi (Black)
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Diini oo ah Madaxa Carwada Buugaagta Muqdisho oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan carwada iyo waxyaabaha ay dhageystayaasha VOA ka weydiinayaan isla carwadaas
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA, iyada qodobka laga hadlayaana uu yahay siyasadda xiligan ee Geeska Afrika
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Agaasimaha Rugta Ganacsiga, Cabdi Abshir Dhoore oo ka hadlaya caqabadaha haysta ganacsiga iyo bixinta cashuuraha gobolka Banaadir
Kuwo kale