Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Agaasimaha Rugta Ganacsiga, Cabdi Abshir Dhoore oo ka hadlaya caqabadaha haysta ganacsiga iyo bixinta cashuuraha gobolka Banaadir
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cali Sheekh Bagadi oo ah Qunsulka Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Koonfur Afrika, waxana uu ka hadlayaa dhibta ganacsatada Soomaalida ka soo gaarta ku noolaanshaha dalkaas
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada ee Soomaaliya, Maxamed Aden Koofi.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Xajka iyo sida dawladda Somalia ay dadka xajinaya ugu fududeysay gudashada waajibkaas
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka haldaya qafaal uu maamulka madaxweyne Trump sheegay in lagu sameyn doono dadka aan Maraykanka sharciga ku lahayn
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay magaalada Tripoli ee dalka Libya, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOA ee ku aaddan arrimaha tahriibayaasha
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed, Maxamed Ibraahim Macallimu, oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan xaalka saxaafadda Soomaalida ee xiligan
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya Kenya oo loo doortay guddoomiyaha xiligan ee dalalka Burcad-badeedda la dagaalama, xilli ay Somalia muran ka badda ahi dhexeeyo.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb) oo ka hadlaya xaaladda cudurrada Dhimirka ee Somalia hadda ka jira
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkaan marti ku ah Cabdiraxman Mukhtar oo u ololeeya arrimaha dhalinyarada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.
Barn. Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah madaxa Hay'adda UNCHR ee xafiiskeeda dalka Somalia, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
Kusoo dhawaada Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha. Waxaa marti ku ah todobaadkaan, wasiirka waxbarashada Dowlada Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre.
Kuwo kale