Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya, oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay sheegtay inay xukmin doonto 12-ka October 2021.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka dhex oogan madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble, waxa uu salka ku hayo iyo waxa uu dastuurku ka leeyahay arrimaha la isku hayo.
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho hufan oo waqtigeeda kusoo idlaata ma ka dhici doontaa Soomaaliya? Waxaa marti ku ah guddoomiyaha guddiga doorashada heer federal Maxamed Xasan Ciro.
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda waxbarashada Soomaaliya ee xilligan iyo caqabadaha haysta. Waxaa marti ku ah Dr. Cali Sheekh Abuubakar oo ka mid ah aas-aasayaashii Jaamacadda Muqdisho.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan wuxuu ku saabsan yahay: Haweenka Soomaaliyeed ma ku guulaysan doonaan xaqiijinta qoondadooda siyaasadeed ee doorashada soo socota ee xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya?
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan wuxuu ku saabsanyahay diyaar garowga Soomaaliya ee ciyaaraha Olimbikada Aduunka ee 23-ka bishaan ka furmi doona magaalada Tokyo ee dalka Japan.
Kuwo kale