Barnaamijnka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa doorka ay Jaamacadda Muqdisho ka qaadatay horumarinta tacliinta sare ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Ibraamih Maxamed Mursal, guddoomiyaha Jaamacaddaas.
Ergeyga Gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa xarunta Qaramada Midoobay ee New Yorka, isaga oo u oleynaya inuu indhaha caalamka kusoo jeediyo dhibaatada ka jirta Soomaaliya iyo in gargaar dheeri ah loo helo wax ka qabashada abaaraha.
Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkan ka digtay in abaaraha Soomaaliya ay isku bedeli doonaan macluul wixii loo gaaro bisha soo socota Oktoober, isla markaana ay gaajo iyo macluul u dhiman doonaan kumannaan qof, haddii aan la helin ugu yaaan $1 bilyan oo dollar oo wax looga qabto.
Soomaaliya ayaa wajaheyda culeys weyn oo la xiriira marxaladda ay haatan ku jirto dunidu, taas oo sababtay in dhammaan waxyaabaha aas-aaska u ah nolosha, sidan raashinka, iyo shidaalka ay cirka isku shareeraan, ayna saameyn weyn ku yeeshaan qoysaska danyarta ah.
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa aad uga derinaya xaalada abaaraha, kuwaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay malaayiin Soomaaliyeed oo qarka u saaran gaajo iyo macluul daran.
Barnaamjika Wicitaanka Dhageystaha oo ku saabsan horumarka xawaaladaha iyo lacagaha la iskugu diro telefoonnada ee loo yaqaan Mobile Money, waxaa toddobaadkan marti ku ah Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo ah madaxa hay'adda Hormuud-Salaama Foundation.
Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha toddobaadkan waxa aan ku eegeynaa afka iyo qoraalka Soomaaliga, waxaa marti inoogu ah Professor Cabdalla Mansuur oo ah cilmibaare, qoraal, macallin iyo khabiir afka Soomaalida ah.
Barnaamijkii Wicitaanka Dhagaystaha oo toddobaadkan ku saabsan xaaladda cudurka Cagaarshowga ee bulshada Soomaalida dhexdeeda waxaa marti ku ah Dr. Maxamed Kadle oo ku takhasusay cudurada beerka iyo uur ku jirta.
Ku soo dhowaada barnaamijkaWicitaanka Dhagaystaha oo ku saabsan doorashada Kenya, waxaana soo diyaariyey soona jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
Kuwo kale