Hoggaamiyaha Al-Qaida Ayman al-Zawahri ayaa ka soo muuqday muuqaal cusub oo lagu xusayay sanad guurada 20-aad ee weerarradii 11 September bilo ka dib markii ay faafayeen warar sheegaya in uu dhintay.
Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa 20-guurada ka soo wareegatay weerraradii September 11, 2001-dii. Mdaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo madaxweynayaal hore ayaa maanta ka qeybgalaya xus loogu baroordiiqayo dadkii ku dhintay weerraradii Sept 11, isago booqanaya magaalada New York...
Dîmenên salvegera 20an ya êrîşên terorîstî bo ser New Yorkê. Serok Biden îro Şemiyê 11ê Îlonê beşdarî merasîmê bû û silav dan ser giyanê qurbaniyan.
Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso ee maanta oo kale 11-kii September ee sannadki 2001-dii lagu qaaday magaalooyinka New York iyo Washington.
Shirkadahaasi waxaa ka mid ah shirkaddii isgaarsiinta iyo xawaaladda ee Barakaat oo la xayiray, sidoo kalana la xannibay mas'uuliyiintii ugu sarreeyay shirkaddaasi. Shirkadda Barakaat dib ayaa loo fasaxay, laakiin waxaa ku dhacay dhibaato dhaqaale oo xooggan.
Weeraradii 11-kii September 2001 dhacay waxa ay weli saameyn ku leeyihiin Muslimiin badan oo ay Soomaaliduna ka mid tahay, kuwaas dalkan Maraykanka ku nool inkasta oo dowlada iyo maamulada goboladuba ay qaadeen tallaabooyin lagu ilaalinaayo Muslimiinta Mareykanka ah.
Weeraradii September 11, 2001 waxay isbedel weyn ku sameeyey safarradii, ammaankii iyo laamaha socdaalka adduunka, waxaa caqabadihii ka dhashay weerarkaas ay gaareen dhammaan daafaha dunida..
Qaxooti soomaaliyeed oo dib u dejin ka helay dalka maraykanka sanadkii 2001, isla markaana habeeno kadib ku qornayaan dulimaadkii Maraykanka ayay saamayn ku yeesheen weeraradii 11-kii september, iyagoo ilaa xilligan ku sugan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Bishii Spetember 11keedii sanadkii 2001-dii, muddo haatan 20 sano ay ku buuxameyso maalinta sabadita ah ee berirto waxay aheyd maalin wax weyn ka bedeshay dunida Islaamka iyo siyaasadihii reer galbeedka
Kuwo kale