Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay. Soomaalida ayaa ka mid ah dhalinyaradaasi oo walwal ka qaba natiijada doorashada in ay saameyn ku yeelato fursadahooda in ay sharciyo ka helaan dalkan Mareyknaka.
Xaaladda gudniinka fircooniga ee gabdhaha yar-yar ee Soomaaliya ayaa wali ah caqabad haysata Soomaalida, inkastoo ay jirto wacyigalin xooggan, haddana gabdhaha baadiyaha fog iyo tuulooyinka ayaa wali caado dhaqameedkaasi lagu sameeyaa.
Magaalooyin ku yaalo dalka Mareykanka sida kuwa gobolka Florida ayaa u codeeyey in ardayda aysan gudaha iskuullada ku dhex isticmaali karin telfoonnada gacanta. Haddaba side isticmaalka telefoonnada gacanta uu khatar ugu yahay iskuullada iyo waxbarashada?
Dalalka Khaliijka sida Imaaraadka Carabta, Sacuudiga iyo Qatar ayaa saameyn xooggan ku leh wakhtingan siyaasadda dalal badan oo ku yaala Barriga AFrica. Saameynta dalalka Carbeed ee Bariga Afrika oo badi u badan mid siyaasadeed ayaa soo kordheysey 20-kii sanee ugu dambeeyay.
Dowladda Iran ayaa sheegtay in ay hawada sare u dirtey dayax gacmeed uu la socday gantaal ay farsameeyeen Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalkaasi. Iran ayaa ku tilmaantay gantaalkaasi Sabtidii la direy mid guul ah, kaasi oo ka dhigaya gantaalkii labaad ee noociisa ah oo la diro.
Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha wabiyada iyo biyaha roobka ayaa galaaftey nolosha in kabadan 30 qof. Waxaa burburay buundooyin halbowle u ahaa bulshada, waxaana dhowr magaalo oo dalka ah ka barakacay boqolaal kun oo qof.
In ka badan 200 oo qof oo ka mid ah dadka kasoo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag ayaa si weyn ugu hor mudaahraaday shaley galinkii dambe banaanka hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka iyo safaaradda Djibouti ee dalkan Mareykanka.
Waxaa dowladda Soomaaliya ay waydiisatey dalalka ku leh deynta $4.6 Billion in ay ka cafiyaan si dalka uu u helo maalgashi shisheeye.
Sharci-yaqaano Aden Bataar ayaa toddobaadkan la guddoonsiiyay abaalmarinta New Pioneers American Dreams Awards, oo ah Abaal-gud la siiyo dadka soo galootiga ah ee shaqooyinka muuqda qabata, islamarkaana wax kusoo kordhiya dalka Mareykanka.
Dadka deegaanka ayaa VOA u sheegay in gaari milatari laga gubay ciidamada Kenya, islamakaana uu dhacay dagaal xooggan.
Barnaamijka Caweyska Washington waxad ku maqli doontaan qubanayaal kala duwan oo qosol iyo madadaalaba leh
Barnaamijkan gaarka ah waxaad ku maqli doontaan Wareysi uu siiyey VOA Raiisul wasaaraha Somalia, Fanaanka caalamiga ah ee Kaynan Warsame iyo fanaaniinta Cawaale Adan iyo Ajakis
Dowlada Federalka Somalia ayaa ka dhigtey Macluul markale dib uga dilaacda Somalia, kadib markii ay iskaashadeen Roobab yari, Maciishada cunta oo sare martey iyo magaalooyinka qaarkood oo ay Alshabab go'doon galiyeen
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaad ka dhageysan kartaan waraaqihii aad noo soo dirsateen toddobaadkan .
Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ayaa xabsi ku xukuntey saddex weriye oo ka tirsan Televishanka Al Jazeera ee dalka Qadar.
Deegaano hoos yimaado deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose ayaa dagaal uu ku dhex marey Kooxda Ashabab iyo Ciidamada Dalka Kenya ee AMISOM.Waxaana AMISOM ay duqeeyeen deegaaanka
Dagaal u dhaxeeyo malayshiyo beeleed deegaanka Wajeer ee gobolka Waqooyi Barri Kenya ayaa la sheegay inay dad badan ku dhinteen.
Madaxweyne Kuxigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in Kenya ay safaarad ka furan doonto magaalada Mogadisho dhowaantan, kadib kulan uu la yeeshay Ra'iisul wasaaraha soomaaliya Cabdi Wali Sheikh
Barnaamijka Caweyska Washingotn ee toddobaadka waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh.
Gobolada dalka Koonfurta Sudan wali waxaa kasoo baxsanayo goobaha colaaduhu ay ka taaganyihin ganacsato soomaaliyeed oo intooda badan ku hanti beeley xiisadaha colaadeed ee dalkasi ka taagan.
Kuwo kale