Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay xaaladda siyaasadda Soomaaliya, waxaana Muqdishu inoogu soo diyaariyey Cabdicasiis Barrow.
Kusoo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo ku saabsan qulqulatooyinka Geeska Afrika.
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada Soomaaliya, gaar ahaan kaalinta dhameystir la’aanta dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya uu ku leeyahay dib u dhacyada iyo khilaafaadyada doorashooyinka dalka
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu ku saabsanyahay sida ay ku billoowdeen doorashooyinka Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka.
Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu maanta ku saabsanyahay, cadaadiska caalamig ah ee ku aadan dhameystirka doorashada Soomaaliya ee dhowrka jeer dib u dhacday.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan oo aan ku eegeyno: Doorashada Soomaaliya ma ku qabsoomi kartaa muddada sanadkan ka hartay sida guddiga doorashadu ay sheegeen? maxayse yihiin caqabadaha ka hor imaan kara? Seynab Abuukar ayaa ku soo diyaarisay Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka aqalka hoose ee 1-dii bishan ka bilowday dalka. Doorashada aqalka hoose ayaa bilaabatay iyadoo si weyn loo duray habkii ay u qabsoontay doorashadii xubnaha aqalka sare ee dalka oo heer gabagaba ah mareysa.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashada xubnaha aqalka hoose ee dhowaan la filayo in ay Soomaaliya ka bilaabato. Doorashada oo dib uga dhacday muddadii loo qorsheeyay ayaa waxa raja laga qabaa in ay si toos ah u bilaabato ka dib markii heshiis ay gaareen....
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiiska ay gaareen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka xilligooda ka dib dhacay ee Somalia, iyada oo bisha October ay ahayd in dhammaan golayaasha baarlamaanka iyo madaxweynahaba la doorto
Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka oo ku saabsan go'aankii ay xukuumadda Somaliland magaalada Laascaanood kaga tarxiishay dad ka soo jeeda koonfurta Somalia, waxaa barnaamijka soo diyaariyay halkana ka soo jeedinaya weriyaha VOA Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan khilaafka madaxda sare ee Somalia
Kuwo kale