Barnaamijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jadwalka cusub ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii ugu danbeeyey ee gudoonka labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lasoo geba-gebeeyey.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa waxa dhaarinta xildhibaanada cusub ee labada Aqal dhigan tahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tirada xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Somalia ee illaa hadda la soo doortay
Banraamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia oo hadda gobollo dhowr ah ka socda
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa in doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia ay ku dhammaan karto xilligii loo qabtay iyo in kale
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa aanu kaga hadlaynaa natiijada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho iyo suurtogalnimada iyo doorashooyinku xiligooda ku dhacaan
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho iyo horumarka wadahadalkooda illaa iyo hadda
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay xaaladda siyaasadda Soomaaliya, waxaana Muqdishu inoogu soo diyaariyey Cabdicasiis Barrow.
Kuwo kale