Shirkii wadatashiga ee Nairobi oo maanta la soo afjaray ayaa lagu heshiiyay in 2 sanno lagu daro waqtiga baarlamanka lana qabto doorasho
Shirkii wadatashiga ayaa wali ka socda Nairobi. Shirkan oo ay ka qeybgalaan ergooyin Soomaali ah ayaa caawa fiidka la soo afjarayaa.
Hogaamiyeyaasha ergada Soomaalida ee ka qeybgalaysa shirka wadatashiga ee magaalada Nairobi ayaa khubdbado halkaasi ka jeediyay.
Waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu magaalada Nairobi ka furmo shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo uu qaban qaabinayo Mr. Mahiga
Midowga Yurub ayaa dhalilay waxqabadka DKMG, sheegayna inay taageerayaan deegaamada xasiloon sida Somaliland iyo Puntland.
Degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa haawaneysa ka dib markii ay ka qaxeen dadkii deganaa oo ka baxsanaya dagaalo halkaa ka jiray.
Ergayga gaarka ah ee XGQM, Augustine Mahiga ayaa sheegay in 31-01-2011 Addis-Ababa lagu qaban doono shir looga hadlayo xaaladda Somalia
Dowladda Kenya ayaa xoojisay ammaanka Kenya kaddib qaraxii Nairobi. Ciidamada boliiska ayaa la dhigay qeybo ka tirsan wadooyinka Nairobi
Daahir C/laahi Kadiye oo gacan ka geystay siideynta lamaanaha Britain ayaa VOA uga warramay qaabka ay ku suurtogashay siideyntaasi.
Waddanka Gambia waxaa ka socda shir looga hadlayo xad-gudubyada ka dhanka ah xuquuqda ban'iaadamka ee ka dhaca Africa iyo waliba Somalia
Dad ku dhaawacmay dagaaladii ka socday degmada Beledxaawo ayaa la geeyay isbitaal ku yaalla degamda Mandheera ee dalka Kenya.
Ciidamo isugu jira DKMG iyo Alhu-sunna oo uu hoggaaminayo Barre Hiiraale ayaa maanta qabsaday magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo
Waxaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland lagu soo gabagabeeyay kulan ku saabsanaa xuquuqda Aadamaha ee dalka Soomaaliya.
Xaflad ballaaran oo maanta lagu qabtay fagaaraha Uhuru Park ee dalka Kenya ayaa lagu saxiixay dastuurka cusub ee dalka Kenya yeelanayo.
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee DKMG Prof. Gaandi ayaa ugu baaqay dowladda inay sugto ammaanka wasiirada iyo xildhibaanada.
Hay'adda Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa sheegtay in 25% ay hoos ugu dhacday 6-dii bilood u dambeeyay Soomaalida gargaarka u baahan.
Madaxda dalka kenya oo isugu jira muxaafid iyo mucaarid waxay shacabkooda u sheegeen in loo hogaansamo natiijada dastuurka cusub.
Ra'iisal wasaare Sharmaarke ayaa sheegay in beesha caalamka uu kala hadli doono bixinta dhaqalaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.
Ugu yaraan 100 qof oo Somali ah ayaa xalay boliiska Kenya ku qab-qabteen xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi.
Faarax Macalin, G/k/x baarlamanka Kenya ayaa cabaareeyay qaraxyadii Kampala, isagoo ku taliyay inaan Somalia loo dirin ciidamada deriska
Kuwo kale