Xisbiyada mucaaradka dalka Jabuuti ayaa maanta sameeyay isu soo bax ballaaran oo ay ku dalbanayaan inuu iscasilo madaxweyne Geelle.
Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda maamulka Galmudug.
Guddiga dib u hishiisiinta Qaranka ee Somalia ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan go’aanka muddo kordhinta Baarlamaanka Somalia.
Ururka IGAD ayaa ku taliyay in waqtiga loo kordhiyo Baarlamaanka DKMG oo ay muddadiisii todoba bilood uga hadhsantahay.
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay muwaadiniinteeda ka daadgureyn doonto dalka Masar oo ay maalintii lixaad mudaaharaadyo ka socdaan
Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa magacaabay madaxweyne ku xigeen iyo ra'iisal wasaare soo dhisa xukuumad cusub.
Cambaareyn caalami ah ayaa loo jeediyay qaraxii shalay loo geystay garoonka diyaaradaha ee Domodedovo ee Moscow dalka Ruushka.
Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa weli ku sugan magaalada Minneapolis ee dalka Marayanka.
Kuuriyada Koonfureed ayaa difaacday hawlgalkii militari ee ay ku soo furteen markab iyo shaqaale u afduubnaa burcadbadeed Soomaali ah.
Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimatay dagaalo iyo duqeymo ay xalay Muqdisho isku weydaarsadeen ciidamada DKM iyo maleeshiyada Shabaab.
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda al-Shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah ayaa ku dagaalamay degaanka Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe.
Booliska Somalilad ayaa xabsiga dhigay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka tirsan hogaamiye dhaqameedka Somaliland.
R/W Farmaajo ayaa beesha caalamka ka codsaday inay DKMG ka taageeraan dagaalka ay kula jirto Al-shabaab iyo soo celinta amniga Somalia.
Natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan aftida gooni isutaagga Koonfurta Sudan ayaa tilmaameysa in dadku ay u codeeyeen gooni isu-taag.
Madaxweynaha dalka Tunisia Zein El Cabidiin Bin Cali ayaa ka huleelay dalka, xaalad deg deg ah ayaana dalka lagu soo rogay.
Saraakiil ku sugan dalka India ayaa sheegay in burcadbadeed Soomaali ah ay meel ka baxsan xeebaha Cummaan ka afduubteen Markab India ah.
Ergayga gaarka ha ee XGQM ee Somalia Augustine Mahiga ayaa booqasho ku tagay Muqdisho, wuxuuna la kulmay madaxda DKMG. (Daawo Sawirrada)
Madaxa Hay'adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR) Antonio Guterres ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay u gurmadaan Soomaaliya.
Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland, Axmed Cali Salaad ayaa Maanta ka badbaaday qarax lagula beegsaday magaalada Gaalkacayo.
Baarlamaanka Carabta oo kalfadhi ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa looga hadlay arrinta Somalia.
Kuwo kale