WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista xuska xanuunka hepatitis iyo wacyigelinta bulshada ee halista xanuunkan. Waxaa marti ku ah Dr. Cabdi Faarax Cali Taano oo ka howlgala isbitaalka Shaafi ee magaalada Muqdisho.
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay rabshadaha gilgilay dalka Kenya. Waxaa marti ku ah Cabdullaahi Cabdi Shiikh oo ah Madaxa Xarunta Cilmi Baarista ee Gateway ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi ee Kenya.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka gaadiidka badda ee dalalka Carabta iyo Giriigga. Waxaa marti ku ah Ismaaciil Jirde Warsame, Mareeyaha khataraha ee hay’adda Maamulka Dekedaha iyo Garoomada ee magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Mareykanka
WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Abukaate Amiin Haaruun oo ah qareen Soomaaliyeed oo deggan gobolka Minnesota, waxaana uu ka hadlayaa waxa ay muhaajiriinta ka soo gudba xadka Mareykanku la kulmaan marka ay yimaadaan Mareykanka.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay horumarka bangiyada Soomaalida. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmednuur Maxamed Cabdi oo ah Madaxa Xiriirka Dadweynaha ee bangiga Premier Bank ayaa waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerrarada kooxda Al-Shabaab, gaar ahaan weerarkii xalay ay kooxdu ku qaadday Pearl Hotel oo ku yaalla xeebta Liido xilli amniga magaaladu uu soo hagaagayay bilihii la soo dhaafay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Maxamed Aadan Koofi, taliyihii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo dhowaan daraasad ka sameeyay faa’iidada iyo khasaaraha Soomaaliya ay ka heli karto haddii ay ku biirto Dalladda Bulshada Bariga Afrika.
WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay wareegga labaad ee doorashada madaxtinimo ee Turkiga. Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xassan Cabdillaahi oo ka mid ah madaxda jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga,
WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Xassan Aadan Hoosow oo ah la taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha dhaqaalaha ahna Agaasimaha Guud ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka.
WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay doorashada madaxtinimada ee Turkiga ee sida weyn ay dunidu indhaha ugu hayso. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdinuur Daahir oo agaasime ka ah hay’adda la talinta ee Taloford
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan isbaddalka doodda dhaliyay ee lagu sameeyay canshuuraha badeecadaha ka soo dega dekedda Muqdisho. Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Axmed Khadar oo ah dhaqaale yahan ka faallooda dhaqaalaha Soomaaliya
Kuwo kale