Shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland. Shaqaadadaasi waxaa siyaaba kala duwan uga hadlay Maamulka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan waxa iska baddali kara hannaanka socdaalka iyo soo galootiga ee Mareykanka marka uu talada la wareego Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump.
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fankii Allaha u naxariistee Xaliima Khaliif Cumar (Magool). Barnaamijka Caweyska waxaa uga warramayo Maxamed Aweys Muudey
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya ayaa dhameystirtay la-wareegida qalab loogu talo-galay hagista diyaaradaha iyo maamulka hawada Soomaaliya.
Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen guddoomiyaha baarlamanka iyo labada guddoomiye ku-xigeen.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maal-gashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka ku noqda, halista ay la kulmaan iyo doorka ay ka qaadan karaan soo celinta amniga.
Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada la imanaysa hal-abuurrada ganacsi.
Kuwo kale