Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee kooxaha Soomaaliya uga socda magaalada Garowe.
C/weli Max'ed Cali, ra'iisul-wasaaraha DKMG ayaa sheegay in DKMG ay diyaar u tahay wadahadal ay la furto cid walba oo nabad doonaysa.
Miltariga Kenya ayaa sheegay in diyaaradahooda dagaalku ay shalay duqeeyeen saldhigyo ciidan oo Al-Shabab ay ku leedahay Jubbada Hoose
Madaxweyne Sh. Shariif ayaa maanta mar kale sheegay in dowladda Soomaaliya aysan oggoleyn fareglinta ciidamada Kenya ee Somalia
Somaliland ayaa maanta gar-gaar raashin ah geysay xerada Ifo 2. Mweyne Shariif ayaa soo dhaweeyay deeqaha Somaliland soo dirtay
Madaxda Bariga Afrika iyo ergooyin caalami ah ayaa shir abaaraha ku saabsan oo Nairobi ka dhacay go'aamo ka soo saaray
Sheekh Axmed Maxamed Islaam, hoggaamiyaha kooxda Raas Kambooni ayaa ka hadlay siyaasaddiisa gobollada Jubbooyinka.
Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa weli ku soo qul qulaya dalka Kenya, kuwaasoo iyagoo aad u tabar darreeyay ka soo gudba Liboye Kenya.
Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay, gargaarka Abaaraha Soomaaliya, waxa uu yahay.
Rubeon Brigety oo ah sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda Arr. dibedda Maraykanka ayaa booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Beesha Caalamka ayaa si aad ah uga deyrisay xaaladda qaxooti Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Doolow ee Soomaaliya.
Isu-duwaha arrimaha gar-gaarka QM ee Somalia, Mark Bowden oo booqday Doolow ayaa sheegay in xaaladda abaartu ay halis tahay (Sawirro)
Faaqidaada Toddobaadku waxay ku saabsan tahay maalinta Kowda Luulyo oo ah markii Somalia xorriyada qaadatay 51 sannadood ka hor
Cisbitalka magaalada Nairobi waxaa ku jira haween Soomaali ah oo qaba cudurka Fistula loo yaqaan ee haweenka ku dhaca xilliga foosha
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Dr. Agusitna Mahiga ayaa wareysi uu siiyay VOA kaga hadlay qaban qaabada shirweynaha Muqdisho.
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa cambaareyn u jeediyay dalka Jabuuti.
Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa ciidamada Itoobiya ay ku xireen degmada Doolow ee Itoobiya, saddex todobaad ka hor.
Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Kenya ayaa shir jaraa'id oo uu maanta qabtay kaga hadlay xaaladda dalka Soomaaliya.
Booliska dalka Kenya ayaa ka digay weerarro argagixiso ah oo kooxda Shabaab ay ka geystan Kenya inta lagu jiro ciiddaha Easter-ka.
Madaxda Ergadii Soomaalida ka qeybgashay shirka Nairobi ayaa soo dhaweeyay natiijadii ka soo baxday shirkaasi.
Kuwo kale