Gobolka Gambella ee dalka Itoobiya, ayaa bishii June weerar ay ku qaadeen koox fallaago ah oo ka tirsan ciidanka Xoraynta Oromada, waxa ay sare u qaadday cabsida laga qabo in dagaal sokeeye oo hor leh uu ku fido dalka.
Dhallinyaro ku xiran xabsi ku yaalla dalka Niger oo la soo xiriiray idaacadda VOA ayaa sheegay in muddo shan bilood ah u xiran yihiin dambi ah waraaqo been abuur ah oo lagu qabtay.
Dhimasho baahsan ayaa ka dhalatay roobab ka da'ay dalka Pakistan tan iyo bishii June ee sannadkan, waxaana wararku ay sheegayaan in dadka ku dhintay daadka ay sababeen roobabkani inay haatan gaadhayaan in ka badan 1000 qof.
Xaliimo Maxamed Axmed (Gobaad) oo ah gabar Soomaali ah oo deggan Sweden ayaa sameysay App lagu dhageysto buugaagta ku qoran Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo Kitabcluod, wuxaana usuurtogalinayaa in dad badan, gaar ahaan carruurta ay buugaagta ku si fudud uga dhageystaan online-ka.
Dagaallo ka dhacay gobolka Darfur ee dalka Suudaan oo u dhexeeyay kooxo Carab ah iyo kuwo aan Carab ahayn ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 100 qof, taas oo sii kordhinysa tirada dhimashada ee boqolaal qof oo gobolkaas ka dhacay bilihii lasoo dhaafay.
Bishan June 5-teeda, waxaa sannad walba maanta oo kale dunida laga xusaa maalinta deegaanka dunida, si loo dhiirigeliyo talaabooyinka loo qaado dhinaca ilaalinta bey’adda iyo deegaanka. Xuska maalinta deegaanka ayaa la soo bilaabay sannadkii 1974-kii, iyada oo laga xuso in ka badan 100 waddan.
Mudaaharaadyo rabshado wata ayaa ka socda Sudaan tan iyo dabayaaqadii sanadkii hore. Ciidamada ammaanka ee Suudaan ayaa dilay hal qof maalintii Sabtida intii ay socdeen mudaaharaadyada soo cusboonaaday oo looga soo horjeeday militariga oo la wareegay talada dalka kaasoo ka dhacay Omdurman.
Qiima kororka ku yimid shidaalka dalka Maraykanka ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay abid ee taariikhda Maraykanka, waxaana halkii gallon ee ah qiyaasta lagu cabiro dareeraha ee maraykanka oo u dhiganta ku dhowaad 4 littre uu gaaray ku dhowaad 5 dolla, isagoo sare u kacay wax ka badan kala bar.
Madeleine Albright, oo ahayd haweeneydii ugu horreysay ee Xoghaye Arrimaha Dibadda ka noqota Mareykanka, ayaa u geeriyootay cudurka Kansarka, sida qoyskeeda ay Arbacadii shaaciyeen, waxayna aheyd 84-jir.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Batua Isaq Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo toddobaadkan ku guuleysatay abaalmarin la guddoonsiiyay 10-ka qof ee soogalootiga ah ee ugu saameynta badan dalka Finland.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyinka Soomalida ka qaxday dagaalka dalka Ukraine ee gaaray dalka Poland qaarkood.
Barnaamijka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti iigu ah Khadra Iimaan Sigad oo ka tirsan baarlamaan goboleedka Garrissa County.
Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan (May 20, 2020) waxa uu ku saabsan yahay saameynta uu gabdhaha ganacsiyada yar yar ku leh xaafadda islii ku yeeshay bandowga saaran magaalada Nairobi ee ujeedadiisu tahay in lagu xakameeyo xanuunka COVID 19
Wasiirka Howlaha Guud ee dowladda Somalia, Cabdifitaax Geeseey ayaa wareysi uu siisay VOA ku sheegay inuuu xilkaasi iska casilay, kadib markii sida uu sheegay ay dowladdu faregelin ku sameysay doorashada Koonfur Galbeed, sidoo kalena ay soo xirtay Mukhar Roobow.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirkii hore ee Haweenka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Aamino Maxmed Mursal.
Muran iyo is fahmi waa muddo soo jiitamayay oo ka dhex taagnaa maamulka ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyntii dhalyay in kulan ka dhacay magaalada Muqdisho lagu doorto guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusub oo la sheegay in ay badalayaan masuuliyiinta xilalkaasi horey u haysay.
Kooxda al shabaab ayaa weerar ku dishay hal asakari oo Maraykan ah, sidoo kale afar askari oo kale oo Maraykan ah ku dhaawacday weerarkaasi. Ugu yaraan laba askari oo Soomaali ah ayay al-shabaab isla weerarkaasi ku dhaawacday
Kuwo kale