Qoyska beeraleyda ah ee Soomaaliyeed waxa ay badanaa noloshooda ku tiirsan tahay wixii ay ka tabcadaan beertooda. Falasahda beertana waa mid ku dhisan iskaashi iyo is caawimaad qoyska dhexdiisa ah.
Umulisadu waa xirfadle caafimaad oo tababaran oo caawisa haweenka caafimaadka qaba inta lagu jiro foosha, umulinta, iyo dhalashada carruurtooda. Umulisooyinku waxay ku umulin karaan dhallaanka xarumaha dhalashada, guriga, iyo sidoo kale cisbitaalka.
Maalinta AIDS-ka adduunka ee sanadkan 2019 ee la xusay toddobaadkan ayaa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO waxay muujisay isbeddelka ay bulshooyinku saameynayaan si loo soo afjaro jeermiska HIV AIDS
Dhegaysiga marag-furka la xiriirka dambi-baarista lagu ogaanayo in madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump uu galay dambi sababi kara in Congressku xilka ka qaado ayaa si weyn u saameeyay wararka dalkan Maraykanka.
Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska toddobaadkan ku saabsan kaalina ay saaxiibtinimada ka dhaxeysa waalidka iyo carruurtiisa ka qaadan karto in ulmuhu u hoggaansamo hab-dhaqanka uu waalidku doonayo in ilmihiisa u qaato.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkna waxaa marti ku ah Muna Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah gabdhaha Soomaalida ah ee Hilib Xalaalka ku leh magaalada Columbus ee gobolka Ohio.
Iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyay ee bisha barakayasan ee ramadaan ayaay qoysas badan oo sabool ah aaney haysan cuno ay ku afuraan, Qoysaskan ayaa maalin waliba u afur doonta goobo lagu siiyo cuno bisil.
Wal-walka, isla-hadalka, shakiga, cabsida, iyo kuwo kaloo badan waa xanuun ay la nool yihiin dad Soomaali badan oo daggan dalka Maraykanka. Waxaana jira duruufo badan oo keenaya in dadkaasi iyaga ah ay qaadaan xanuunada noocaas ah.
Barnaamijka waxa aan toddobaadkan kaga hadleynaa noocyada raashiin ee ay dadku ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan, diyaarintooda iyo saameynta caafimaad ee ay ku yeeshaan saa’imiinta.
Kulan xagga ganacsiga ah oo ay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha ku laheeyeen Magaaladan Washington ayaa ku soo gaba-gaboobay heshii la’aan
Barnaamijka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa adeegyada caafimaad ee dowaldda maraykank ugu talo gashay dadka Mareykanka, gaar ahaan kuwa danta yar oo ay Soomaalidu ka mid tahay.
Haween ay tiradoodu ku dhow dahay ilaa iyo 150 oo dan yar ah oo ku nool magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa sameystay sanduuq dhaqaale oo toddobad kasta maalinta jimacaha ah qofkiiba uu bixinayo $1 oo ay meel dhigtaan
Dalka Denmark ayaa soo saaray sharci cusub oo ku qasbaya dadka qaadanaya dhalashada dalkaasi in maalinta la dhaarinayo ay gacan-qaadaan mas’uuliyiinta guddoonsiinaysa dhalashada.
Waxaa la gudagalay tobankii maalmood ee u dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadaan, taasoo ay muslimiintii soo soomanaa 20 kii maalmood ee la soo dhaafay ay u diyaar garoobayaan inay ka faa’iideystaan khayrka ka buuxa tobanka dambe ee bisha Ramadaan.
Barnaamijkan Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay taariikhda maalinta Hooyada iyo sida uu yahay maamuuska hooyada Soomaaliyeed
Ha’yadda caafimaadka addunnka ee WHO ayaa sheegeysa in sannad kasta inta u dhexeysa 50,000 illaa 100 000 oo dumar ah oo ku kala nool dunida daafeheeda uu saameeyo xanuunka Fistulaha inta ay foosha ku jiraan
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in 6 qof oo saarnaa baabuur caasi ah ay dhinteen, ka dib markii weerar lagu qaaday gaarigaas oo marayay meel u dhow tuulada farxaanle oo hoostimaada degmada Qoryooleey.
kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka ee arrimaha Africa Linda Thomas greenfile oo sheegty in dib u celinta qaxootiga Soomalaaliya ay noqotaa mid aan khasab ahayn.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo kulanka QM ka hadlay ayaa ku dheeraaday xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan kooxda al-Shabaab iyo howlagalka Midwga Africa ee AMISOM.
Kuwo kale